Fagaare ku yaallo Degmada Tooratoorow, ayaa la isugu yeeray Boqolaal dadweyne ah oo daawanaayay qaabka uu u dhacaayay xukunka dilka ah ee lagu fuliyay ruuxaasi dhalinyarada ah. Qaadiga Maxkamada Shabaab ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in maxkamada ay u cadaatay Mukhtaar Maxamed Shatari inuu ka tirsanaa Ciidamada Dowladda, lagana soo qabtay Deegaanka Golweyn.Tooratoorow علنا ​​البلدية، استدعت المئات من الناس يشاهدون الطريق انه تشكيل عقوبة الإعدام التي نفذت في الشاب. وقال قاضي الشباب في منطقة شابيل السفلى أن المحكمة أصبحت مختار محمد Shatari قواته، وأخذ البيئة Golweyn. Shabaabka waxa ay sheegeen in Mukhtaar ciidamada Dowladda ee Buulo mareer ku sugan uu u geyn jiray Raashinka iyo Boonooyinka canshuurta, sidaasi awgeedna maxkamada ay ku xukuntay dil toogasho ah. Durbadiiba waxaa goobtaasi ku toogtay Mukhtaar rag hubaysan oo Shabaab ka tirsan oo rasaas la dhacay. Majirto cadeymo rasmi ah oo muujinaya in Mukhtaar Maxamed Shatari uu ka tirsana ciidamada Dowladda Federalka Somaliya ee Gobolka Shabeellaha hoose.

DoaAlwataonline

رئيس مجلس الاد ارة ومدير التحرير/ممدوح فتحى على

  • Currently 0/5 Stars.
  • 1 2 3 4 5
0 تصويتات / 47 مشاهدة
نشرت فى 12 مارس 2016 بواسطة DoaAlwataonline

ساحة النقاش

DoaAlwataonline

DoaAlwataonline
موفع اخبارى يحتوى على الشفافية والمصداقية بنقل المادة الاخبارية بكل حيادية »

عدد زيارات الموقع

42,714

تسجيل الدخول

ابحث

للأ علان على الموقع

عليك الأتصال بهذا الرقم 01005098978 أعلاناتك تنشر فى الحال باسعار مخفضة